Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalaya Shirka IGAD ee looga hadlayo South...
Muqdisho, 26 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa galabta u ambabaxay Nairobi si uu uga qeybgalo Shirka aaan caadiga aheyn ee...
View ArticleTarsan “Degmooyinka Gobolka Banaadir Qaarkood lama gali karo”
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo markii ugu horeyasay tagay Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir ayaa sheegay in Degmadaasi ay ku xoog badan yihiin Maleeshiyaadka Al-shabaab....
View ArticleGudoomiyaha Baarlamaanka oo Maanta Furay Kulanka Wada tashiga Mustaqbalka...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta si rasmi ah u furay kulanka wada tashiga Mustaqbalka dhalinyarada Soomaaliyeed kaasi oo uu soo...
View ArticleSomalia: Solutions at the End of the Tunnel
By Ahmed Said (*) Somalia has fallen into a hole of uncertainty after the collapse of the military government in 1991. The conflagration civil war has taken many colours and forms with devastation to...
View ArticleCayaaraha Soomaalida ee HIRDA Amsterdam AFT 2013 oo lasoo gaba-gabeeyay...
Waxaa Magaalada Amsterdam ee wadanka Netherlands lagu soo gaba gabeeyay Cayaaraha Soomaalida ee HIRDA AFT 2013, kaasi oo sanadkii 9-ad ka dhacay wadanka Holland, iyadoona sanadkaan lagu xusayay...
View ArticleTHE LAUNCH A NEW MEDIA CONSORTIUM
PRESS RELEASE THE LAUNCH A NEW MEDIA CONSORTIUM Eighteen (18) media houses to establish a new Somali media consortium named: Somali Independent Media Houses Association – SIMHA CLICK HERE to READ...
View ArticleA New Media Consortium Launched
12/26/2013 Media Houses to Launch a New Consortium A highly organized ceremony, intended for the launch of new independent body with name Somali Independent Media Houses Association that will represent...
View ArticleMadaxweyne Xasan “IGAD waa inay juhdi walba ku bixisaa si loo xaliyo South...
Nairobi, 27 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo ka qeybgalay shir madaxeedka dalalka IGAD loogana hadlayey xaaladda dalka South Sudan ayaa...
View ArticleRa’iisul Wasaare Dr. Cabdiwali Sheekh Axmed oo tacsi u diray dadkii ku...
Warsaxaafadeed Muqdisho, December 27, 2013—–Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Askartii iyo dadkii...
View ArticleAmaanka xeebta Liido oo la adkeeyay
Xeebta liido ee magaalada muqdisho ayaa waxaa laga dareemayaa mashquul aad ubadan xili amaanka magaalada muqdisho siweyn ay u ad keeyeen ciidamada Badda ee soomaaliaya maanta oo ah maalan Jimco ah oo...
View Articleadaxweyne Xasan oo Nairobi kula kulmay Diblomaasiyiin
Nairobi, 28 December 2013 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa kulamo gaar gaar ah shalay iyo xalay Nairobi kula qaatay Diblomaasiyiin islamarkaana...
View ArticleItalian navy rescues 233 migrants
Times Of Malta | Thursday, January 2, 2014 | The Italian navy last night rescued 233 mostly African migrants from a 10 metre (yard) boat off Lampedusa as the immigration crisis that killed hundreds in...
View ArticleXildhibaano: “Lama ansixin doono Xukuumada Cusub Haddii ay soo laabtaan...
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa sheegay in aanay Ansixin doonin haddii Liiska Xukuumadda Cusub ee RW C/weli Sheekh Axmed lagu soo daro Wasiiradii fashilmay. Xildhibaan Daahir Amiin...
View ArticleMaamulka Isbitaal Madiina oo ka hadlay Dhaawacyada la keenay
Maamulka Isbitaalka Madiina ee Muqdisho ayaa ka hadlay Xaalada Dadkii Xalay ku dhaawacmay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Jasiira Place. Wariyaha Keydmedia Online ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta Tagay...
View ArticleMogadishu Analysis: General Massimo Mingiardi and the New Somali Army in 2014
Dr. M. Omar Hashi Pursue on great decisive aim with force and determination Carl von Clausewitz Mogadishu is a city undergoing a massive economic boom that has not been seen for two decades. There are...
View Article“Qeeybinta waxaa i bartey, Ishaa Dhurwaa ka laalaada!”
HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aan ku bilaabo’e, Dawacaa laga sheegey, “Qeeybinta waxaa i...
View ArticleSomalia’s most intriguing people in 2013
During November 2012, Fawzia Haji Adan was appointed as the first woman to become Deputy Prime Minister, and Foreign Minister of Somalia. Fawzia didn’t only break the taboo; she also showed a great...
View ArticleThe Somali Task Force on Education -Toronto
Waa barnaamij lagu xoojinya wabrashada dhalaankeena ee dhigta dugsiyada The Toronto districtt School Board oo aan volunteer ahaan u soo wadney sanad dhan oo hada gebo gebo ah. . ....
View ArticleBroadcast Journalist arrested in Northern Somalia
Mogadishu, 03/01/2014 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) condemns the arrest of the broadcast journalist in the disputed town of Laas-Aanod by the Somaliland authorities on Friday morning...
View ArticleAdeegsiga Afka Soomaaliga iyo Kaalinta Warbaahinta
Muqdisho: Aqoon Isweydaarsi ku saabsan Adeegsiga Afka Soomaaliga iyo Kaalinta Warbaahinta Waxaa Shalay Magaalada Muqdisho ka dhacay Aqoon Isweydaarsi loogu Magacdarey Adeegsiga Afka Soomaaliga iyo...
View Article