Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Madaxweynaha Somalia “Doorashada Puntland waa horumar lagu tallaabsaday.”

$
0
0
Muqdisho, 07 Janaayo 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay doorashooyinka Puntland horumar lagu tallaabsaday, una rajeeyey in doorashada madaxweynaha Puntland ee berri dhaceysa ay noqoto mid sii xoojisa horumarka iyo dimoqraadiyadda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa yiri “Aad iyo aad baan u soo dhoweyneynaa in doorashooyinkii Maamulka Puntland ay marayaan [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19444

Trending Articles