Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku guuleystay Doorashada Maamulka Puntland

$
0
0
Cabdiweli Maxamad Gaas ayaa noqonaya Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Puntland, kadib Doorasho Maanta ka dhacay Magaalada Garoowe. Waxaa dhamaatay tirinta cododka Wareegii 3aad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland oo ay isugu soo hareen Faroole iyo Gaas, waxaana Wareegi ugu dambeeyay ku guuleystay Cabdiweli Gaas. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa helay 33 Cod Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles