Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live

Khilaaf u dhexeeyay xildhibaanada & wasiiradda la safan RW C/wali

Muqdisho | QOL | November 13, 2014 |  Warar ay Keydmedia Online ka heshay Ilo Xog-ogaal ah ayaa sheegaya in Khilaaf & Kala shaki soo dhex galay Wasiirada & Xildhibaanada fara ku tiriska ah ee...

View Article


NUSOJ in Partnership with Relief International Conduct Media Awareness...

Mogadishu November 13, 2014 The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) in partnership with  Relief International organized Media Awareness Campaign program, held for 40 participants drawn from...

View Article


Handover of USD $4m Somalia projects

Islamic Relief has officially handed-over a national eye-hospital and a teachers training centre in Mogadishu, Somalia. The multi-million dollar facilities are designed to improve essential services...

View Article

Nuruddin Farah: By the Book

The author of “Hiding in Plain Sight” wasn’t much of a reader as a child: “Books were hard to come by . . . where I grew up, but also because there were no books for children in those days.” The New...

View Article

Haweenka Muqdisho oo ku baaqay ka hortagga amaan darrida

Muqdisho | QOL | November 14, 2014 | Kulan ay maanta yeesheen ururada Haweenka Qaranka iyo ururada Haweenka arrimaha bulshada ayaa looga hadlaayay sidii Haweenka Soomaaliyeed ay ugu qeyb qaadan...

View Article


Xasan Sh. & Beesha Caalamka oo isku raacay in Xilka laga qaado RW C/wali

Muqdisho | QOL | November 14, 2014  | Warar Hoose oo Keydmedia Online heshay, ayaa sheegaya in Todobaadka soo socda Xilka laga qaadi doono RW C/wali Sheekh Axmed, kadib markii ay sidaasi isku raaceen...

View Article

Morocco oo Ka Sastay Cudurka Ebola Iyo Equatorial Guinea oo Dhabarka Saaratey...

Equatorial Guinea-15-Nov-2014 qarinimo/online-Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku eegeynaa koobka horyaalka Afrika (Cup Of Nation) oo bilhii aynu soo dhaafney jaahwareer ku jirey markii aay...

View Article

SOMESHA is at Nairobi to attend Consultative Forum on Media Strategies across...

The Secretary General of the Somali Media for Environment, Science,Health and Agriculture (SOMESHA) Mr. Daud Abdi Daud arrived at Nairobi  on Thurs lan by the African Media Initiative (AMI), which will...

View Article


Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo dib u soo celineysa Kaalintii fanka...

Mogadishu,November 15, 2014 - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga oo kaashaneysa Wasaaradda Warfaafinta ayaa markii ugu horeysay muddo 24 sano ah kadib Fanaaniin kala duwan oo...

View Article


Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Mogadishu, 15 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin;...

View Article

Kulankii maamullada degmooyinka G/Banaadir oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho, November 15, 2014-waxaa maanta lagau qabtay xarunta Dawladda Hoose ee Xamar kulankii todobaadlaha ahaa ee Maamulada degmooyinka Gobolka Banaadir. kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay...

View Article

Muungaab “Shacabka waxaan ugu baaqayaa inay xoojiyaan la shaqeynta hay’adaha...

Muqdisho | QOL | November 15, 2014 |  Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta kulan looga hadlayey amniga iyo dar dargelinta nadaafadda caasimadda la qaatay guddoomiyeyaasha...

View Article

adaxweyne Xasan oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjiraha...

Muqdisho | QOL | November 15, 2014 |  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danjiremo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda...

View Article


Kulankii Xildhibaanada Baarlamaanka maanta

Muqdisho | QOL | November 15, 2014 | Kulan ay ku ballan sanaayeen Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iney ku yeeshaan xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaanay suurtagelin...

View Article

Finland: Somali taxi driver beaten and threatened in Lieksa

YLE Uutiset| Sunday, November 16, 2014 | Somali-born Abdi is the first dark-skinned taxi driver ever to be hired in Lieksa, North Karelia. A week ago, after two months on the job, he received death...

View Article


Taliyaha ciidanka badda oo kormeeray ciidamo la tababarayo

Muqdisho | QOL | November 16, 2014 | Taliyaha ciidamada badda Admiral Madey Nuureey Ufuroow oo uu wehliyo Abaanduulaha ciidanka xooga dalka ayaa maanta kormeer howleed ku tegay xarun lagu tababarayay...

View Article

Tababar looxiray shaqaale debdemis

Muqdisho | QOL | Novermber 16, 2014 |  Maamulka gobolka Benaadir ayaa maanta tababar magaalada Muqdisho ugu soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha Waaxda dab demiska ee magaalada Jowhar ee gobolka...

View Article


Wasiirka arrimaha gudaha oo dood cilmiyeed ku saabsan baahinta Federaalka u...

Muqdisho | QOL | November 16, 2014 |  Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradaha xukuumadda...

View Article

Wasaaradda Maaliyada oo soo badhigtay hanaan maamul maaliyadeed casri ah

Muqdisho | QOL | November 16, 2014 |  Wasaaradda Maaliyada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay hanaanka maamul maaliyadeedka dalka kaddib munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho....

View Article

C/shakuur Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde oo xilka Ugaaska Beesha Murusade uga...

Muqdisho | QOL | November 16, 2014 |  Waxaa Maanta Hotelka Dayax ee Magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad balaaran oo ay isugu tanaasulayeen Ugaaska Beesha Murusade Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi...

View Article
Browsing all 19439 articles
Browse latest View live