Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

C/shakuur Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde oo xilka Ugaaska Beesha Murusade uga tanaasulay walaalkiis

$
0
0
Muqdisho | QOL | November 16, 2014 |  Waxaa Maanta Hotelka Dayax ee Magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad balaaran oo ay isugu tanaasulayeen Ugaaska Beesha Murusade Ugaas Cabdullahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade iyo Walaalkiis C/shakuur Ugaas Xaashi Ugaas Faracade oo isna horey u sheegtay inuu yahay Ugaaska Beesha Murusade. Munaasabada oo ay joogeen boqolaal ruux […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles