Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Morocco oo Ka Sastay Cudurka Ebola Iyo Equatorial Guinea oo Dhabarka Saaratey Iney Marti Galiso (Cup Of Nation 2015) By Jaahuur.

$
0
0
Equatorial Guinea-15-Nov-2014 qarinimo/online-Akhyaartay qormadeena ciyaarha waxaynu ku eegeynaa koobka horyaalka Afrika (Cup Of Nation) oo bilhii aynu soo dhaafney jaahwareer ku jirey markii aay Morocco iska fogeysey in lagu qabto wadankeeda gundhigna uga dhigtey cudurka Ebola ee aafeeyey galbeedka Afrika. Haddaba xiriika kubadda cagta ee Afrika oo la dhakafaarsan waddanka aay u jaheen ahaayeen in […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles