Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

$
0
0
Mogadishu, 15 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; Hindise Sharciyeedka Xaquuqul Insaanka, fulinta mashaariicda horumarineed ee dalka, gar-gaar bani’aadanimo oo la gaarsiiyey Cadale iyo Baydhabo, Horumarka New Deal, xukuno lagu riday danbiilayaal, […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles