Mogadishu,November 15, 2014 - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga oo kaashaneysa Wasaaradda Warfaafinta ayaa markii ugu horeysay muddo 24 sano ah kadib Fanaaniin kala duwan oo heer qaran ah ay u diri doonaan dalka dibaddiisa , si ay u kororsadaan aqoon , una muujiyaan awoodda fanka iyo dhaqanka Soomaaliya. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta […]
↧