Muqdisho | QOL | November 15, 2014 | Kulan ay ku ballan sanaayeen Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iney ku yeeshaan xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaanay suurtagelin markale. Kulankan oo ay soo xaadireen 216 Xildhibaan ayaa waxaa isku diyaarinayey inuu shir guddoomiyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayadoo Guddoomiye ku-xigeennada […]
↧