Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Muungaab “Shacabka waxaan ugu baaqayaa inay xoojiyaan la shaqeynta hay’adaha amniga”

$
0
0
Muqdisho | QOL | November 15, 2014 |  Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta kulan looga hadlayey amniga iyo dar dargelinta nadaafadda caasimadda la qaatay guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo saraakiisha hey’adaha ammaanka. Kulankan oo ah kulan todobaadle ah oo ay Sabti waliba yeeshaan Guddoonka Gobolka Benaadir iyo maamulada degmooyinka ayaa waxaa maanta si gaar […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles