Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Tababar looxiray shaqaale debdemis

$
0
0
Muqdisho | QOL | Novermber 16, 2014 |  Maamulka gobolka Benaadir ayaa maanta tababar magaalada Muqdisho ugu soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha Waaxda dab demiska ee magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Tababarkan oo socday muddo toban cisho ah ayaa waxaa bixinayay macalimiin ka tirsan Waaxda dab-damiska gobolka benaadir, iyadoo loo qabtay shan […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles