Muqdisho | QOL | November 15, 2014 | Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danjiremo ka guddoomay Safiirka cusub ee dowladda Masar u soo magacowday Soomaaliya, kaasi oo uu hogaaminayay wafdi ka socda Masar. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdiga ka socda dowladda Masar ayaa kulan […]
↧