Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Wasiirka arrimaha gudaha oo dood cilmiyeed ku saabsan baahinta Federaalka u soo xiray shaqaale

$
0
0
Muqdisho | QOL | November 16, 2014 |  Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya u soo xiray dood cilmiyeed ku saabsan baahinta awoodda dowladnimo iyo Federaalka, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho. munaasabadii xiritaanka dood cilmiyeedkan waxaa ka qeyb galay […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles