Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Axmad Madoobe “Shirka Garbahaarey Jubbaland ayuu carqalad ku yahay…”

$
0
0
Muqdisho | QOL | October 9, 2014  - Hogaamiyaha Kooxda Raasgambooni Axmed Madoobe ayaa ka Calaacalay shirka Beesha Mareexaan ee ka socda Degmadda Garbahaareey ee gobalka Gedo. Hogaamiye Kooxeedka Raasgambooni Axmed/Madoobe ayaa waxa uu sheegay in Shirkaasi uu yahay mid la doonaayo in dhibaatooyin cusub looga abuuro gobalada Jubooyinka iyo Gedo isaga oo handadda Calaacal ah […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles