Muqdisho | QOL | October 7, 2014 | Ku-simaha Madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabad lagu soo dhaweynayay arday cusub oo ay qaadatay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo dhawaan dib loo howlgeliyay. Munaasabdaan lagu soo dhaweynayay in kabadan 375 arday oo u fariisan doono qaadashada duruusta Jaamacada Umadda Soomaaliyeed.waxaa kaloo […]
↧