Muqdisho | QOL | October 7, 2014 - Ciidamo katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Barqadii waxa ay dadka uga saarayeen Warshadii hore ee Caanaha, halkaas oo muddo ka badan 20-sano ay dagnaayeen dad rayid ah. Ciidamada ayaa Xiray Wadooyinka gala Warshadii hore ee Caanaha , waxaana wadooyinka lasoo Dhoobay Ciidamo Meletari u badan, kuwaa […]
↧