Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live

Siilaanyo |“Diyaar uma nihin durbaanka Somali-weyn!”

QOL | September 30, 2014 | Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Axmed Max’ed Max’ud (Siilaanyo) ayaa Maanta sheegay in Midnimo iyo ‘wax la yiraahdo Soomaali-Nimo’ aysan jirin, Somaliland-na ‘gadaal u...

View Article


Damaca Deriska

QOL | September 30, 2014 | by Axmed Rooble — Ma Biloowgi Dhamaadka Soomaaliya baa? Mise Su’aashu waxey kasoo hormartay waqtigeeda? 193da Dal ee aduunka ku yaal dal walba wuxuu deris la yahay ama xuduud...

View Article


RW Cabdiweli oo xiray Aqoon-isweydaarsi Heshiiska Cusub

Muqdisho, 30, September, 2014 |  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta soo xiray aqoon-isweydaarsi saddexd maalmood ahaa oo magaalada...

View Article

Baaq nabadeed ku wajahan daminta buun colaadeedka yeeraya!

Muqdisho | QOL | October 1, 2014 | Guud ahaan bah weynta afmaallada soomaaliyeed ee hoobal iyo hal-abuurba leh, waxey baaq nabadeed u dirayaan goobaha uu ka soo yeerayo buunka colaadda iyo caga...

View Article

Dr. Abdirahman Beileh : “ waxaa ii muuqata yididiilo iyo ifafaalo wanaagsan...

Mogadishu, October 02 , 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta shir jaraa’id uu ku qabtay garoonka diyaaradaha caalamiga Aden...

View Article


Dilkii Godane fursad weyn ayay u tahay shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho | QOL | October 2, 2014 | Wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa sheegay in dilka horjoogihii Al-shabaab ay fursad weyn u tahay shacabka...

View Article

Muxaadaro kusaabsan Fadliga Maalinta Arafo oo lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo.

Muxaadaradaani ku saabsanayd Fadliga iyo Dheeraadka ay leedahay Maalinta Arafo ee 9ka bisha Dul xija ayaa waxaa soo jeedinayay Sh.C/caziiz Axmed Aadam oo kamida Culimada ugu Waawayn Magaalada Gaalkacyo...

View Article

Jihaadka madaxdu isugu shahiidayaan hanashada sadaqada Boqortooyada

Mogadishu | QOL | October 2, 2014 | Madaxda ugu sareysa dalka waxaa ka dhexqarxa jihaad xoogan markasta oo ay timaado meertada ku soo aadey madaxda dalka oo ay ku soo gudanayaan waajibaadka Xajka oo ay...

View Article


Clan Federalism: The Worst option for Statebuiling in Somalia

Mogadishu | QOL | October 2, 2014 | The debate among Somalis over clan federalism (clan segregation) hasn’t produced common understanding and consensus for final bargain because it takes place in...

View Article


Dowladda Somalia oo USA uga mahadcelisay doorkeeda Somalia

Washington DC, 03 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Duhulow ayaa booqasho ku jooga Washington DC si uu u xoojiyo xiriirka Mareykanka iyo Somalia. Wasiirka ayaa soo gaaray...

View Article

RW Cabdiweli oo dadka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey munaasibadda Ciidul Adxaa

Muqdisho, | QOL | October 03, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubta kale ee Muslimiinta...

View Article

Axkaamta Udxiyada iyo Aadaabta Ciida (Muxaadaro)

Gaalkacyo | QOL |  8.12.1435 , 02.10.2014 |  Iyadoo Maalinta Sabtida ee nagusoo aadan ay Ciidi doonaan Dhamaan Muslimiinta joogta daafaha Caalamka ayaa Muxaadaradaani ku saabsan Axkaamta Udxiyada iyo...

View Article

TAKE CARE OF YOUR ELDERLY PARENT.

Toronto | QOL | October 3, 2014 | The number of elderly Somalis who moved to the North America particularly in Canada has increased steadily through sponsorship and through the refugee system. The...

View Article


Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

Minneapolis -QOL – 04 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo ku sugan gobolka Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo...

View Article

Magaalada Gaalkacyo ee si wayn looga ciiday (Sawiro)

QOL | October 5, 2014 | Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa saakay laga dareemayay jawi aad u dagan kaasi oo Bulsha waynta kunool Magaaladu ay ku gudanayeen Munaasabada wayn ee...

View Article


Wadaaddadii Soomaaliyeed ma UMAL ayaa ka haray?!

CIID SUUBBAN, XAJ aqbalan iyo AJAR badan War wadaad, waliimo iyo wixii laga yiri ayaa iga deeqa, haddana, sida dadka kale, markay leexdeen ama leexiyaan ama leexsadaan –sida ay u badan yihiin- ayaan is...

View Article

Munaasibada ciida Maanta ee Magaalada Göteborg Sweden (Daawo sawiro)

Göteborg, Sweden |QOL | October 5, 2014 | Waxaa Maanta ciida barakaysan ee (ciidul-adxa) siweyn ay muslimiinta ku dhaqan magaalada Göteborg (gothenburg) ee Sweden ay ugu ciideen masaajida waaweyn ee ku...

View Article


R.W Cabdiweli oo Qado Sharaf u sameeyay Xubnaha golaha Wasiirrada.

Muqdisho | QOL | 04, October, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta qado sharaf u sameeyay xubnaha golaha Wasiirrada , waxana ay...

View Article

ACSI MARXUUM DANJIRE MOHAMED OSMAN OMAR

Mogadishu | QOL | October 05, 2014 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh , Wasiiru dowlaha H.E. Buri’ Mohamed Hamza, Wasiir kuxigeen-ka H.E. Mahad...

View Article

Soo dhaweenta Wasiirka Warfaafinta Mustaf Sh Cali Dhuxulow MPLS MN

Share on Facebook

View Article
Browsing all 19460 articles
Browse latest View live