Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Danbar iyo dhaay baa u lisane, ha u yaboohina ciir iyo barax aan dux laga heli karin!.

$
0
0
Dhegaha caalamku, markii ay maqleen in ay dhulka Soomaaliyeed macdan iyo batrool laga heli karo, shirkadaha waa weyn qaarkoodna ay billaabeen sahan iyo baaris, ayey waddamada saliidda soo saara walaac xoog leh ka muujiyeen, gaar ahaan dalalka ku yaalla gacanka carbeed oo joqoraafi ahaan uu ka hooseyso dhulka soomaaliyeed, taana ay keeni kartay inuu shidaalkoodu […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460