Mogadishu, October 10, 2014 - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa ka qeybgalay xalay fiidnimadii bandhig faneed si wadajir ah markii ugu horeysay muddo 24 sano ah kadib ay uga dhigeen Caasimadda Muqdisho fanaaniinta qaranka Soomaaliya iyo fanaanad u dhalatay dalka Talyaaniga , laguna maamuusayay xiriika iyo iskaashiga xoogan ee ka dhaxeeya dalalka […]
↧