Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta oo shaacisay cinwaanada gobolada dalka

$
0
0
Muqdisho | QOL | October 9, 2014  | Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta dawladda Federaalka Soomaaliyeed waxay muddooyinkii dambe aad ugu hawlaneyd dardargalinta iyo dib usoo celinta adeeggii boostada dalka. Wasaaraddu waxey ku guuleysatay in maanta ay waraaqaha dalka dibaddsiisa ka yimaadda ay soo gaaraan dalka iyadoo wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiintuna gaarsiiso gobolada dalka Soomaaliyeed. Wajiga […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles