Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Mustafa Dhuxulow “Qurba-joogta waa laf-dhabarka dhismaha Somalia”

$
0
0
Washington, 10 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta iyo Hannuuninta Dadweynaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo howlo shaqo u joogay dalka Mareykanka ayaa soo gabagabeeyey socdaalkii uu halkaasi ku tagay, isagoo qaar ka mid ah gobollada dalka Mareykanka kulammo kula soo qaatay madax iyo Jaaliyadaha Soomaaliyeed. Wasiirka Warfaafinta, oo ka hadlayey socdaalka uu […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles