Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

RW Cabdiweli oo xiray Aqoon-isweydaarsi Heshiiska Cusub

$
0
0
Muqdisho, 30, September, 2014 |  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta soo xiray aqoon-isweydaarsi saddexd maalmood ahaa oo magaalada Muqdisho loogu qabtay saamileyda barnaamijka Heshiiska Cusub ee heer gobol ilaa heer qaran. Aqoon-isweydaarsigani ayaa waxaa ka soo qaybgalay 180 qof oo ka socday Maamul Goboleedyada, Maamulada Gobolada, xubno ka […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles