QOL | September 30, 2014 | Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Axmed Max’ed Max’ud (Siilaanyo) ayaa Maanta sheegay in Midnimo iyo ‘wax la yiraahdo Soomaali-Nimo’ aysan jirin, Somaliland-na ‘gadaal u noqoneyn’. Axmed Max’ed Max’ud (Siilaanyo) oo Maanta khudbad ka jeediyay Xaflad loo qabtay Arday ka qalinjabisay Jaamacadda Hargeysa ayaa sheegay in Midnimadii Soomaaliya ay fashilantay, Somaliland-na ay […]
↧