Gaalkacyo | QOL | 8.12.1435 , 02.10.2014 | Iyadoo Maalinta Sabtida ee nagusoo aadan ay Ciidi doonaan Dhamaan Muslimiinta joogta daafaha Caalamka ayaa Muxaadaradaani ku saabsan Axkaamta Udxiyada iyo Aadaabta Ciida waxaa lagu qabtay Masaajidka Ramadaan ee Magaalada Gaalkacyo , waxaana soo jeedinayay Dr. Aadam Muxamed Cigaal oo kamida Culimada ugu waawayn Magaalada Gaalkacyo ahna […]
↧