Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay

$
0
0
Minneapolis -QOL – 04 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Dhuhulow oo ku sugan gobolka Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin; maamul wanaaga, horumarka howlgalka Badweynta Hindiya, horumarka dhaqangelina nidaamka Federaalka, horumarka waxbarashada dalka, wadatashiga […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles