Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Baaq nabadeed ku wajahan daminta buun colaadeedka yeeraya!

$
0
0
Muqdisho | QOL | October 1, 2014 | Guud ahaan bah weynta afmaallada soomaaliyeed ee hoobal iyo hal-abuurba leh, waxey baaq nabadeed u dirayaan goobaha uu ka soo yeerayo buunka colaadda iyo caga jugleynta leh ee lagu sii qaxinayo maatada aan waxba galabsan ee muddada 25ka sano ah soo daalaa dhaceysay. Bulshada Soomaaliyeed waxey ehel […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles