Washington DC, 03 October 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheikh Ali Duhulow ayaa booqasho ku jooga Washington DC si uu u xoojiyo xiriirka Mareykanka iyo Somalia. Wasiirka ayaa soo gaaray magaalada Washington DC 28kii September 2014 oo uu kulamo la qaadanayey mas’uuliyiinta Dowladda Mareykanka oo uu ilaa Jimcaha 3da October ay kulamdu sii soconayaan. […]
↧