Muqdisho | QOL | October 2, 2014 | Wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa sheegay in dilka horjoogihii Al-shabaab ay fursad weyn u tahay shacabka Soomaaliyeed. Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow, wasiirka warfaafinta oo wareysi siiyay laanta afka Soomaaliga ee VOA, isagoo ku sugan dalka Mareeykanka ayaa sheegay in dilka Godane ay […]
↧