Beesha Murusade oo Beel waynta Hawiye ka tirsan ayaa meel adag kusii xirtay Go’aan ay horay u gaartay oo ahaa inaanay la shaqaynayn Dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Waxgarad Beesha kasoo jeeda oo isugu jira Xildhibaanno, Siyaasiyiin, Odayaal dhaqan iyo Aqoonyahanno kale ayaa Maanta Kulan ku yeeshay Hodheelka Amiira ee Muqdisho, halkaas oo ay ka sheegeen [...]
↧