Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta kulan isbarasho ah la qaatay dhamaan Agaasime yaasha dowladda hoose ee Muqdisho iyo maamulka Gobolka Banaadir. Kulankan oo ka dhacay xafiiska mudane Muungaab ayaa waxaa ka soo qeyb galay 35-Agaasime, waxaana ujeedada kulanka aheyd isbarasho iyo dardaaran adag oo uu duqa [...]
↧