Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Wasiir kuxigeenka Arimaha Dibada oo u ambabaxay Qaahira

$
0
0
Mogadishu | March 05, 2014- Wafdi uu hogaaminayo Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta u ambabaxay Magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar , halkaasi oo uu ka furmi doono Shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda kulankiisa caadiga ah ee 141-aad oo loogu gogol xaarayo Shir madaxeedka Wadamada Carabta . Shirkani [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles