Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, C/laahi Goodax Bare ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay Heshiiskii Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Maamulka KMG ah ee Jubba. C/laahi Goodax ayaa sheegay in uu jiro Dib u dhaca ku yimid Heshiiskii Magaalada Addis Ababa lagu gaaray oo ahaa in Dekedda iyo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo Maamulkeeda lagu Wareejiyo [...]
↧