Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

RW Cabdiweli iyo wafdigiisii oo dalka dib ugu soo laabtay

$
0
0
Warsaxaafadeed   Muqdisho, March 5,2014 | Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kadib saddex maalin oo booqasho rasmi ah uu ku tegay magaalada Abu Dhabi ee xarunta dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, halkaasoo uu kula soo kulmay madaxda dalkaasi. Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii uu booqashada [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles