Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Kulan looga hadlayay amniga oo xalay lagu qabtay degmada Wadajir

$
0
0
Xubno ka tirsan Labada gole ee Dowladda Soomaaliya iyo qeybaha Bulshada ayaa ka qeybgalay munaasabad ku saabsaneyd sida la isaga kaashan karo adkeynta amniga oo xalay lagu qabtay degmada Wadajir ee G/Banaadir. Munaasabadda oo xalay lagu qabtay xarunta degmada Wadajir ayaa waxaa ka qeybgalay wasiirk ku xigeenka wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka Badda, Xildhibaanno, maamulka iyo [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles