Axmed Cabdi Godane, ayaa Xabsig dhigay Saddex Horjooge oo ka tirsan Kooxdiisa, kadib markii ay kasoo horjeesteen Amarkiisa. Wararka aan ka helayno Degmada Baraawe ee Gobolka Shabelleeha Hoose, ayaa waxa ay sheegayaan in Shalay Gelinkii danbe lagu xiray Magaaladaasi Horjoogiyaal Saddex ah oo Kooxda Al shabaab ka tirsan, kuwaasi oo ka biyo diiday in ay [...]
↧