Waa kuma MUUNGAAB?
Magiciisa Sadexan: Xasan Maxamed Xuseen – kumagac dheer ‘Muungaab’ Kudhashay Tuulada Muungaab, degmada Warsheekh – Gobolka Sh. Dhexe Wax barashadiisa: Cilmiga Qaanuunka ama Sharciyada – Jaamacad ku...
View ArticleAxmad Madoobe oo diidan wareejinta Dekada iyo Garoonka Kismaayo!
Maanta ayay ku aadan tahay waqtigii loogu talo galay mamulka KMG ah ee Jubba inuu gacanta dowladda soo galiyo mamulka Dekadda iyo garoonka diyaaradaha magaladda Kismaayo,kaasoo dhagaya heshiiskii ay...
View ArticleWasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga oo la kulmay Shaqaalaha...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh oo ay wehlinayaan Wasiiru dowlaha Wasaaradda H.E. Buri’ Mohamed Hamza iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda H.E. Mahad...
View ArticleWafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo u...
Mogadisho, February 28, 2014 – Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ka ambabaxay Caasimadda Muqdisho , iyagoo ku wajahan...
View ArticleSomalia’s Sacked Soldiers Threaten Mogadishu’s Security
IPS | By Ahmed Osman | Friday, February 28, 2014 | MOGADISHU - Residents of Mogadishu have raised concerns about their safety after the Somali army recently fired hundreds of disgruntled soldiers, many...
View ArticleOpen Letter to the President of Somalia
PLEASE PUT EMPHASIS ON SECURITY! Meesha ka muuqo ama ka maqnoow! You’re the president and you’re responsible of everything. Mr. President I wrote you open letter before talking to you about your...
View ArticleC/laahi Goodax Bare “Dowladdu maleh Xabsiyo Al-shabaab lagu Xiro”
Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka C/laahi Goodax Bare oo la hadlay Idaacada BBC, Laanteeda Af-Soomaaliga ayaa waxaa uu sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan laheyn Xabsiyo ay ku Xirto Maleeshiyada...
View ArticleKu simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda...
Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Golaha Shacabka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa maanta xafiiska ku qaabilay wafdi ka socda Baarlamaanka...
View ArticleAMISOM supports Somalia Government stand on Baidoa conferences
PRESS RELEASE (For Immediate Release) Mogadishu, 3rd March 2014 - The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Mahamat Saleh Annadif has...
View ArticleGeyllan kii Reer Turbac Calool
A. M. Yusuf (Wayeel) | SOOMAALIYA WAAYO ABIDKEED BA lama gumeysan. Dalka keliya weeyaan, oo ay ku noolaayeen reerguuraa ga ugu wada gobsan qaaradda Afrika oo idil; waa se haddii ereyga gobannimo, uu ka...
View ArticleSheekh Shariifoow Xaal Qaado!
Ballanqaayadii madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud u sameeyey dadka Soomaaliyeed ayaa guud ahaan gunaanaday guuldarrooyin taxan intii uu deggenaa Villa Soomaaliya. Ballanqaayadaas ayuu ka dhabayn kari...
View ArticleRa’iisul Wasaaraha oo kulan casho ah la yeeshay madaxda ganacsatada ee...
Warsaxaafadeed Abu Dhabi, March 3.2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Abu Dhabi ee xarunta dalka...
View ArticleXaflad xilwareejin maamulka Gobolka Banaadir
2014 | Xaflad Xil wareejinta Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu qabtay xarunta KMG ah ee maamulka Gobolka Banaadir....
View ArticleRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka...
Warsaxaafadeed Abu Dhabi, March 4, 2014 | Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Abu Dhabi kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Isutaga Imaaraadka...
View ArticlePrime Minister meets with Deputy Prime Minister of the United Arab Emirates...
4 March 2014 His Excellency Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed who is in Abu Dhabi on an official three day visit to the United Arab Emirates today met with Deputy Prime Minister and Minister of...
View ArticleMadaafiic lagu Garaacay Baydhabo
Kooxda Al-shabaab ayaa Xalay Weerar Madaafiic ah ku qaaday Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Baay. Tiro Madaafiic ah ayaa Xalay ku soo dhacay Xarunta ADC,da Ee Magaalada Baydhabo,halkaa oo...
View ArticleOdayaasha Baydhabo “Dowladda Soomaaliya wax Aqoonsi ah kama Rabno”
Odayaasha Magaalada Baydhabo ku Doortay Madaxweynaha KMG ah ee Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya, Mudane Madoobe Nuunoow Max’ed ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya aysan Aqoonsi uga baahneeyn. Madoobe...
View ArticleMinneapolis Somali Youth Group Fights Al-Shabab With Documentary
WCCO | News RADIO | By Esme Murphy | Tuesday, March 04, 2014 | MINNEAPOLIS — A small Minneapolis-based youth group is taking on one of the world’s leading terrorist groups. Al-Shabab is an...
View ArticleWasiiradda Haweenka Puntland iyo wafdi ay hogaaminayso oo si diiran loogu soo...
Waxaa maanta Degmada Baargaal si wayn loogu soo dhaweeyay Wafdi Ay Hogaaminaysay Wasiiradda Haweenka iyo arimaha qoyska ee Puntland Aniso C/qaadir xaaji Muumin iyo ku xigeenkeeda Farxiya Yuusuf Xirsi...
View ArticleWasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Buri’ Hamza oo kaga...
Mogadishu, March 05,2014- Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa waxa uu maanta ka ambabaxay Caasimadda Muqdisho , isaga oo ku sii jeeda Caasimadda...
View Article