Afhayeenka Ciidamada AMISOM Cali Aadan Xaamud oo maanta ka hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa ka waramay Arimo Farabad oo Quseeya Amaanka dalka Soomaaliya. Afhayeenka ayaa ugu horeen ka hadlay Wadashaqeynta Shacabka Reer Muqdisho iyo Ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya, waxaana uu sheegay in Shacabka Maalintiina ay Dowladda iyo AMISOM ay la shaqeyaan, Habeenkiina ay Al-shabaab la [...]
↧