Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kampala kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Burundi.

$
0
0
WARSAXAAFADEED: 20/02/2014 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed oo xalay soo gaaray magaalada Kampala ee dalak Uganda oo booqasho rasmi ah uu ka helay ayaa la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka dalka Brundi Mudane Gervais Rufyikiri. Labada Mas’uul ayaa ka hadlay sidii xiriir dhow iyo iskaashi ay u wada wadaagi lahaayeen. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa ka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles