Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Tehran Kulammo Gaar Gaar Ah Kula Qaatay Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada Sudan, Bahrain,Turkey, iyo Syria “SAWIRRO” Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalka Iran ayaa maanta magaalada Tehran kulammo gaar gaar ah kula qaatay Gudoomiyeyaasha Baarlamaannada qaar ka mid ah [...]
↧