Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Qaraxyo & Dagaal ka dhacay Madaxtooyadda Villa Somalia

$
0
0
Qarax weyn ayaa Goor dhow ka dhacay Dhabarka danbe ee Madaxtooyadda Villa Somalia. Qaraxa oo aan la ogeyn waxa loo adeegsaday, ayaa si weyn looga maqlay Dhawaqiisa qeybo badan oo kamid ah Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu ka dhacay Guriga Taliyaha Ciidamada Qalabka sida ee DFS. Rasaas xoogan ayaa dhacaysa, waxaa aad u [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19439

Trending Articles