Hambalyo – Hambalyo - MEHER - Maanta oo bisha tahay February 20, 2014 ayaa maherkooda ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahan xafada Tabelaha Jecelka ee degmada Boondheere Nuur Maxamed Faarax iyo Jamiila Cali Maxamed Waxaa tahniyad si wada jir ah u diraayo Safiya Maxamed Faarax, Nasteexo Maxamed Faarax iyo Cadnaan Maxamed Faarax Iyo dhamaan reer [...]
↧