Maleeshiyada Al-shabaab ayaa goor dhaw Warqado Digniin ah ku daadiyey Degmada Hiliwaa ee Gobolka Banaadir, gaar ahaan inta u dhaxeysa Xaafada Suuqa-xoolaha iyo Ex-Contorool Balcad. Warqadaha ay Al-shabaab ku daadiyeen Degmada Hiliwaa ayaa la sheegayaa in ay ku Qoran yihiin Digniin ku aadan in laga bilaabo Arbacada Maanta ah ilaa Arbacadeeda kale Dadka Goobaha Ganacsi [...]
↧