9 attackers dead: Somalia president palace attack
Friday, February 21, 2014 | MOGADISHU, Somalia (AP) — Nine al-Shabab militants wearing military fatigues and carrying guns and grenades died after attacking the presidential palace with two car bombs...
View ArticleWarbixin: Sidee wax u dhaceen Shalay?
Xigasho: Keydmedia Online | Weerar abaabulnaa, oo u muuqday mid si fiican looga soo shaqeeyay ayaa Shalay waxaa lagu qaaday Xarunta Madaxtooyadda, walina lagama hayo Warar Faah-faahsan. Al-Shabaab oo...
View ArticleOttawa man killed in Somalia suicide bombing
CBC NEWS | Saturday, February 22, 2014 | An Ottawa man who returned to his native Somalia to take up a senior post in the government there was killed Friday in a suicide attack on the presidential...
View ArticleWarsaxaafadeed Ra’iisul Wasaare Cabdiweli “Maxamuud Xersi wuxuu ahaa shaqsi...
Innaa Lillaahi Wa innaa illeyhi raajicuun Warsaxaafadeed Muqdisho, February 22,2014—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qeybgalay...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh “Ciidanka Asluubtu waa Hal-bowlaha Garsoorka”
Muqdisho, 22 February 2014-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda 44 aad ee ka soo wareeegatay maalintii la aas-aasay Ciidamadda...
View ArticleXasan Sheekh: Hala Joojiyo Mashaariicda Dib u Dhiska dalka
Keydmedia Online| February 22, 2014 |Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa ugu baaqay dhamaan Shacabka Soomaaliyeed in ay joojiyaan Mashaariicda dib u dhiska ah ee ay ka wadaan Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha...
View ArticleRa’iisul Wasaare Saacid “Waan ka Tacsiyaynayaa Khasaarihii Weerarka...
Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Ugu horeyn, waxaan dhaleecaynayaa weerarka iyo xasuuqa waxashnimadaa ee ay kuwa nabad-diidka ah ku qaadeen xarunta madaxtooyada Soomaaliya. Kadib, waxaan u...
View ArticleShirkii Golaha Wasiirada Oo Go’aano Ay Kasoo Baxeen.
Warsaxaafadeed 22/2/2014 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa gudoomiyay shir aan caadi ahayn oo caawa lagu soo gaba gabeeyay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya iyadoo looga hadlay arimo ay kamid yihiin...
View ArticleSomalia’s al Shabaab say attack meant to get president “dead or alive”
MOGADISHU – Islamist militants said on Saturday their attack on the Somali president’s compound, in which at least 11 people died, was an attempt to kill or abduct him. Al Shabaab fighters blasted...
View ArticlePrime Minister of Somalia declares “We will not allow terrorists to attack...
Press Statement Prime Minister of Somalia H.E Abdiweli Sheikh Ahmed chaired last night an extraordinary meeting of his cabinet, Mayor of Mogadishu, district commissioners of Banadir region and security...
View ArticleIGAD oo sheegtay inay sii xoojineyso taageerada dawladda Soomaaliya.
Warsaxaafadeed Muqdisho, February 24, 2014—-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee urur goboleedka...
View Article£90m of British aid to Somalia ‘helps Al Qaeda’: Pressure grows to divert...
By Tom Kelly and Tim Shipman | Monday, February 24, 2014 | Britain is donating more than £90million a year to Somalia despite strong warnings that its corrupt government is arming Al Qaeda-backed...
View ArticleAl-shabaab oo Mootooyinka Bajaajka ah Muqdisho ka Mamnuucay
Maleeshiyada Kooxda Al-shabaab ayaa Qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho ka Mamnuucay in ay ka Shaqeeyaan Mootooyinka Saddex Lugooleeyda ah ee Soomaalida ay u Taqaano Bajaajka. Mootooyinkaan oo Labadii...
View ArticleAskari & Shaqaale Aadan siin Xuquuqdiisa waley Cadow kaama celsho
Ayaan C/llahi Aadan — Fariintaani waxa ay ku soctaa Madaxweynaha, Ra’isul wasaaraha, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Taliyaha Militeriga, Taliyaha Nabadsugida Qaranka iyo Taliyaha Boliska Soomaaliyeed....
View ArticlePresident Hassan “It is essential that pledges are honoured in order to...
Mogadishu, 24 February 2014 – H.E. Hassan Sheikh Mohamud, the President of Federal Republic of Somalia today chaired the first High Level Partnership Forum with the United Nations Special...
View ArticleMadaxweyne Xasan “Waa muhiim in ballan-qaadyadii caalamka laga dhabeeyo si...
Mogadishu, 24 February 2014 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir-gudoomiyey shirkii Guddiga Sare ee Wadashaqeynta (High Level Partnership...
View ArticleMaslaxada Kulmiye iyo Shuruucda dalka midkee Miisaan culus?
Kulmiye ma ka baaqsan doona Ganaax lacageed iyo guluf siyaasaddeed? Faallo by Saleban Kalshaalle: Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa Habeenkii Axadda lagu dhawaaqay go’aamo lagu xaliyay...
View ArticleHawiye & Ethiopia ma kala Badbaadayaan?
Waxaan aad ugu xumahay in amnigii Xamar uu noqday mid aanan weli leeysku haleeyn karin marba haddii Vila-Somali loogu tagay Madaxweeynahii dalka, balse waxaan aniga iyo rag faro badan u arkaan xalka...
View ArticleMadaxweyne Xasan “Switzerland iyo Soomaaliya waxey iska kaashan doonaan dib u...
Muqdisho 25- Feb- 2014 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Switzerland Mr Domanic...
View ArticleWarbixin: Kismaayo oo Dilal, Kufsi, Dhac & Qaraxyo Joogta ka ah
Magaalada Kismaayo, ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa ka socda Dilal, Dhac, Kufsi, Boob iyo Qaraxyo, oo ay geysanayaan Maleeshiyada Kambooni ee ka amar qaata Axmed Madoobe. Nabadoon Xuseen Xasan,...
View Article