Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Wasiiro gaaray Baydhobo

$
0
0
Wafdi Heer Wasiiro ah, kana socda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa Maanta oo Khamiis ah gaaray Magaalada Baydhobo ee Xarunta Gobolka Baay. Wasiirada gaaray Baydhabo, ayaa ah Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha C/laahi Goodax Barre, Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud, Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Aadan Maxamed Nuur “Aadan Saransoor”, Wasiirka Wasaarada Dekedaha & Gaadiidka [...]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460