Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Sarkaal ka tirsan waxda Socdaalka oo lagu dhaawacay Muqdisho

$
0
0
Muqdisho | QOL | May 11, 2015  - Waxaa manta Duhurki dableey hubaysan ku dhaawaceen sarkaal ka tirsan Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, kaas oo lagu macaabo C/llahi Maxamud Cosoble. Ninkaa ayaa baabur lagu horgooyaya asaga oo wata baaburkiisa ee maraaya degmada Hodan meel ku dhow Suuqa Sigaale ee magaalada Muqdisho. Risaas ayaa lagu furay oo […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles