Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Xildhibaan mar dhow lagu dilay Gaalkacyo

$
0
0
Xildhibaan ka tirsan Golaha Barlamaanka Puntland, ayaa caawa fidki lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Mudug, asga oo ka soo baxay masjid uu ku soo tukaday salaadi Maqribki. Xildhibaankaan oo magaciisa lagu sheegay Siciid Xuseen Nuur, ayaa isla markiba ku geeriyooday meeshi uu ku dhacay. Kooxda weerartay oo isticmaashay bistoolado iyo bambada gacanta la tuuro, […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles