Muqdisho, 11 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si gooni gooni ah xafiiskiisa ugu qaabiley danjireyaasha Britain iyo Sweden u fadhiya Soomaaliya, Mr Neil Wigan iyo Mikael Lindvall. Madaxweynaha ayaa danjiraha Britain kala hadley horumarka siyaasadeed ee dhowaan lagu talaabsadey, sida dhismaha guddiyada madaxa banaan ee Doorashooyinka, Xudduudaha iyo […]
↧