Muqdishi, 07, May, 2015….Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxaa shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, waxaana goluhu ansixiyeen Guddiyada madaxa bannaan ee Doorashooyinka, Guddiga Golaha Adeegga Garsoorka iyo Guddiga Xuduudaha. Golaha Wasiirrada ayaa markii ay dood dheer ka yeesheen soo jeedinta […]
↧