Quantcast
Channel: WARARKA MAANTA – Qaranimo Online
Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Madaxweynaha oo ugu baaqey waddamada Carabta inay maalgashadaan Soomaaliya, suuqyadoodana u furaan badeecadaha Soomaaliya

$
0
0
  Muqdisho, 10 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xaflad quraac ah xarunta Madaxtooyada ugu sameeyay danjireyaasha waddamada Carabta u fadhiya Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa danjireyaasha uga warbixiyey xaaladda siyaadeed ee dalka, qorshaha dhismaha iyo isku dhafka ciidammada, adeegyada bulshada, dhaqaalaha iyo maalgashiga. “Waxaan idin kaga mahadcelineynaa sida aad mar […]

Viewing all articles
Browse latest Browse all 19460

Trending Articles