War goor dhow na soo gaaray , ayaa sheegay in bac ay ka buxaan waxyaaba qarxa la soo dhigay meel u dhaxeeyso Hotel Weheliye iyo is-gooyska Dabka. Sidaas darted, ayaa inta u dhaxeeysa Sayidka iyo Maka-almukarama, jidka laga xiray oo loo diiday dadka iyo gaadiidka labadaba. In kastoo ciidan farabadan oo boliiska ka socda ay […]
↧